qaboojin
(m.f.dh)

eeg qabooji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaboojin

dhidid [m.l]
(c.nafl.) Dareere qashin ah, oo ka kooban milan biyeysan oo soodhiyam koloraydh, yuuriya yar iyo walxo kale. shaqadiisu waxaa weeye qaboojinta jidhka iyo joogteynta heer kulka naasleyda.

marawaxadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax babbin. 2. Marwaxad wax ku qaboojin. ld marwaxadi.

qabowso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Wax qabow ka dhigasho. 2. (f.mg) Is qaboojin (qof).

xareedayn [m.dh]
(kiim.) Hab ka kooban karkarinta hoor iyo qaboojinta uumigiisa. Xareedaynta waxa loo isticmaalaa safaynta hoorarka ama kala sooridda xubnaha iskujir hoor ah.

xarfi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hoore kulul ama diirran dabayl ku qaboojin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg