qaboojiso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Wax, wax qabow ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaboojiso

qaboojisasho [m.f.dh]
ld qaboojiso.

qabooji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax, wax qabow ah ka dhigid. 2. Wax xasilin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg