qabowso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)

1. (f.g) Wax qabow ka dhigasho. 2. (f.mg) Is qaboojin (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabowso

qabowsasho [m.f.dh]
eeg qabowso.

qabow [m.l]
1. Kuleyl la'aan. 2. Q. ah: wax aan kululeyn.

qabow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Wax heerkulkiisu hooseeyo noqosho. 2. Qof xasilan noqosho.

qabow [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-boobaa, -boobayd)
1. Wax heerkulkiisu hooseeyo ahaansho. 2. Qof xasilan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg