qabqab
(m.dh)

Indha-sarcaadin been ah oo cidi muujiso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabqab

qabqable [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof dadka isugu muujiya in uu leeyahay karti dheeraad ah; faataadhugle. 2. Qof firfircoon oo mas'uuliyad aan loo dirin isu xilsaara.

qabqabow [m.l]
Cabbitaan qabow oo la cabbo. ld qaqabow.

qaqabow [m.l]
ld qabqabow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg