qabqable
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

1. Qof dadka isugu muujiya in uu leeyahay karti dheeraad ah; faataadhugle. 2. Qof firfircoon oo mas'uuliyad aan loo dirin isu xilsaara.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabqable

qabqab [m.dh]
Indha-sarcaadin been ah oo cidi muujiso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg