qabsasho
(m.f.dh)

eeg qabso. ld qabsad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabsasho

naabnaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Qof, wax shiddo badan oo caqli yar noqosho. 2. Qof faqri daran la kulmid. 3. Ku n.: si foolxun oo ka fuqid lahayn ugu dhegid u qabsasho. ld naannaab². naannaab

yutucso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax ama arrin qabsasho.

adeego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. Cunto maalmeed suuq ka soo iibsasho. 2. Hawl keligii qabsasho (qof).

beelayso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Qolo kale xoog ku qabsasho oo beel ka dhigasho; gumaysasho. 2. (f.mg) Dad kala firirsanaa si ay isu kaashadaan meel wada degsasho.

bismillaahi [Erey Dareen | Exclamation]
Bisinkii Alle qabsasho.

bismillee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
1. Bisin u qabsasho (cunto), dhadhamin. 2. (dii.) Bisin wax ku billaabid.

dhaqabsasho [m.f.dh]
eeg dhaqabso.

dhuuqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Xarig iwm si adag gacmaha ku qabsasho.

fiidcarrayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Fiidka hore arrin qabsasho.

fusho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shaday, -shatay)
1. Xoolo wabax ah ceel ka kaxaysasho. 2. Wax dani ku jirto qabsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg