qabsin-ood
(m.l)

1. Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka oodan oo qabsinka madaxiisa ka laallaada; kolon. 2. Xanuun qabsin-oodka qabta. ld qabsin-oodane.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabsin-ood

qabsin-oodan [m.l]
Xirmidda ay xiidmuhu xirmaan.

qabsin-oodan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dantay; -dmi)
Xiidmo wax xiran noqosho.

qabsin-oodane [m.l]
ld qabsin-ood.

qabsin-oodmid [m.f.dh]
eeg qabsin-oodan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg