qabsin-oodane
(m.l)

ld qabsin-ood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabsin-oodane

qabsin-ood [m.l]
1. Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka oodan oo qabsinka madaxiisa ka laallaada; kolon. 2. Xanuun qabsin-oodka qabta. ld qabsin-oodane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg