qabsoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)

Hawl iwm wax la fuliyey noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabsoon

qabsoomid [m.f.dh]
eeg qabsoon.

qabso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Wax cid ka qaadasho. 2. (f.g) Naag kufsasho. 3. (f.g) Dad, dal iwm xoog ku hanasho. 4. (f.g) Dhibaato la kulmid. 5. (f.mg) Ku q.: wax cid wadato kula dhegid. 6. (f.mg) U q.: cid deyn iwm ku dacweyn. 7. (f.mg) La q.: hawl, degaan iwm dabeecaddooda barasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg