qabuuro
(m.l)

1. ld qabuur, qubuurro (2). Meel ay qabuur badan ku yaalliin oo loogu talaggalay in dadka dhintay lagu aaso. 2. eeg qabri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabuuro

qubuur [m.dh]
eeg qabri. ld qabuuro.

qubuurro [m.l]
eeg qabri. ld qabuuro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg