qaddaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax Eebbe qaddarey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaddaran ↴
qaddarnaan [m.f.dh]
eeg qaddaran. ld qaddarnaansho.
qaddar [m.l]
1. Karti; awood. 2. Sharaf. 3. Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar².
qaddar [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax hawl ah. ld qaddar¹ (5).
qaddar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax ahaysiin (Ilaah).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg