qaddarid
(m.f.dh)

eeg qaddar³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaddarid

qaddar [m.l]
1. Karti; awood. 2. Sharaf. 3. Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar².

qaddar [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax hawl ah. ld qaddar¹ (5).

qaddar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax ahaysiin (Ilaah).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg