qaddarjebi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid sharafta ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaddarjebi

qaddarjebid [m.dh]
ld maskarjabid.

qaddarjebin [m.f.dh]
eeg qaddarjebi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg