qaddicid
(m.f.dh)

eeg qaddac. ld qaddac¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaddicid

qaddac [m.l]
1. Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro. 2. Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad. 3. ld qaddicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg