qaddiifad
(m.dh)

ld kadiifad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaddiifad

kaddiifad [m.dh] (-do, m.l)
Gogol dun adag, cudbi iwm ka samaysan, qurux leh oo lagu goglado guryaha gudahooda. ld gaddiifad, kaddiifo, katiifad, qaddiifad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg