qaddiman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-mnaa, -mnayd)

Hanti, wax la qaddimay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaddiman

qaddimnaan [m.f.dh]
eeg qaddiman. ld qaddimnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg