qaddin
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-imay, -intay; -imi)

Wax waqtigii la sameyn lahaa ama la bixin lahaa ka soo hormarin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaddin

maqaddin [m.l] (-nno, m.dh)
Madax; hoggaamiye.

qaddimid [m.f.dh]
eeg qaddin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg