qadduun
(m.dh) (-uumo, m.l)

1. Shey duug ah oo aad u da'weyn oo waayihii hore lagu dhaqmi jirey. 2. Meel qof ama dad ku duuganyihiin; qabri. 3. Seef godan oo daab qori ah leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadduun

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg