qadee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-deeyay, -deysay)

Qado cunid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadee

diiqadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Cid, ciriiri ama farxad la'aan ku abuurid.

qadeyn [m.f.dh]
eeg qadee.

qad [m.l]
Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.

qad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax la qaybsanayey wax ka waayid. 2. Cuntocunid la'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg