qadid
(m.f.dh)

eeg qad². ld qatooyo (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadid

dibjir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Habeen dhan qadid.

qatin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
1. Xoolo muddo biyo ka qadid. 2. Ka q.: wax la qaybsanayo wax ka waayid.

qatooyo [m.dh]
1. Ku sugnaanta nafley muddo ku sugnaato wax cunid la'aan. 2. Wax siin la'aanta qof wax doonaya. 3. ld qadid.

saddexqadid [m.f.dh]
eeg saddexqad².

qad [m.l]
Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.

qad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax la qaybsanayey wax ka waayid. 2. Cuntocunid la'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg