qadiidi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Weel culay ku nadiifin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadiidi

qadiidin [m.f.dh]
eeg qadiidi.

qadiidsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Weel wax la qadiidiyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg