qadiidin
(m.f.dh)

eeg qadiidi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadiidin

qadiid [m.l]
1. Culay weelka biyaha ama caanaha lagu nadiifiyo. 2. Madowga culaygu uu weelka u yeelo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg