qadiidsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Weel wax la qadiidiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadiidsan

qadiidsanaan [m.f.dh]
eeg qadiidsan. ld qadiidsanaansho.

qadiidsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qadiidsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg