qadiim
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. Q. ah: shey gaboobay oo waqti hore ahaa. 2. Q. ah: wax waqtigii la isticmaali lahaa la soo dhaafay oo xumaaday. ld qadiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadiim

qadiin [m.l]
ld qadiim.

qadi [m.l]
ld qadow (1).

qadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid wax u diidid. 2. Cunto siin waayid. Tus. “Naagtii baa carruurta iga qadisay.”

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg