qadiin
(m.l)

ld qadiim.

qadiin
(m.dh)

1. Midab-gaddoonka ku dhaca xoolaha jirran; yuduun. 2. Badar muddo yiil oo uumi gaaray.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadiin

cariiq [m.l]
Wax qadiin ah; wax qiimo leh; wax caan.

qadiim [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Q. ah: shey gaboobay oo waqti hore ahaa. 2. Q. ah: wax waqtigii la isticmaali lahaa la soo dhaafay oo xumaaday. ld qadiin.

qadi [m.l]
ld qadow (1).

qadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid wax u diidid. 2. Cunto siin waayid. Tus. “Naagtii baa carruurta iga qadisay.”

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg