qado
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Cunnada harki la cuno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qado

dharaar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Maliin. 2. Qado. 3. Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.

dharaarad [m.l]
1. Qado. 2. ld dharaarasho.

dharaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid qado siin.

dibjiryo [m.dh]
Qatooyada habeen dhan la qado.

farakalabbixid [m.dh]
Faro ka qaadidda cid faraha laga qado; dayrin. ld farakalabbax (2).

harimo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Cuntada harkii la cuno; qado. 2. Wax jirro awgeed loo takooro.

qabatoon [m.l]
1. Cudur qabatiin leh oo soo noqnoqda. 2. Muddo dheer oo la qado dhibaatada ka timaadda.

qadaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid qado siin.

qadi [m.l]
ld qadow (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg