qadow
(m.l)

1. ld qadi 2. Geed yar oo jaadad badan ah dhirta waaweyn korkooda inta ka baxa magoola. 3. Cagaar ay yeeshaan geedaha qaarkood xilliga kaliisha.

qadow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dway, -dowday; -dwi)

Geed qadow bixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadow

qadi [m.l]
ld qadow (1).

qadwid [m.f.dh]
eeg qadow².

qad [m.l]
Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.

qad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax la qaybsanayey wax ka waayid. 2. Cuntocunid la'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg