qalaadid
(m.f.dh)

eeg qalaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalaadid

qalaad [m.l]
Cida orgiga marka uu riyaha orgeynayo.

qalaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Orgi qooqan ciyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg