qalaanqal
(m.l)

Qas; qulqulad; wareer.

qalaanqal
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

1. Qas; qulqulad; wareer. 2. Geed-abaareed higlada u eg aan qodxo lahayn leh miro yaryar oo cas cas, dambaskiisana magaad iyo dawo cadhada lagu dhayo laga dhigto, oo xooluhu daaqaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalaanqal

fidno [m.dh]
1. Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal. 2. Nin f. badan: fidnawale.

qalaanqalmadow [m.l]
Nooc qalaanqalka ka mid ah oo caleemahiisu aad u cagaaran yihiin.

xiisad [m.dh]
1. Biya ama dabayl si xooggan u socda. 2. (-do, m.l) Qas iyo qalaanqal xasil-loonida degaan wax u dhima.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg