qalabee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)

1. Meel qalab u yeelid. 2. Cid hubeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalabee

aaladeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Wax la qalabeeyay ahaansho. 2. Wax la qurxiyay ahaansho. 3. Wax la hubeeyay ahaansho (ciidan).

qalabayn [m.f.dh]
eeg qalabee.

qalab [m.l]
1. Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan. 2. Hubka lagu dagaalamo oo dhan. 3. (muus.) Qalabka muusikada.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg