qalalaas
(m.l)

Degganaan iyo xasilooni la'aan. ld qalalaase, qalalaaso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalalaas

gambalaali [m.l]
1. Qalalaase. 2. Damaa- shaadka cid guul ku dhaadaneysaa sa- mays.

qalalaase [m.l]
ld qalalaas.

qalalaaso [m.l]
ld qalalaas.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg