qalalab
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

Si shanqar iyo buuq leh oo wax isaga dabadhacaan; rabshad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalalab

qalalabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax si dhaqso leh u sameyn.

qalalabin [m.f.dh]
eeg qalalabi.

qalalabsasho [m.f.dh]
eeg qalalabso.

qalalabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax si dhaqso ah u cabbid.

qalal [m.l]
(daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg