qalalabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax si dhaqso leh u sameyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalalabi

qalalabin [m.f.dh]
eeg qalalabi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg