qalalabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax si dhaqso ah u cabbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalalabso

qalalabsasho [m.f.dh]
eeg qalalabso.

qalalab [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Si shanqar iyo buuq leh oo wax isaga dabadhacaan; rabshad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg