qalamaanyo
(m.dh)

1.Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn. 2. Dad keli keli ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalamaanyo

qalaamaanyo [m.dh]
Nafley aan nooc wada ahayn oo wada jirta. ld qalamaanyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg