qalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

1. Wax la qalay noqosho (nafley). 2. U q.: wax, wax istaahilid.

qalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

1. Wax la qalay ahaansho (nafley). 2. U q.: wax, wax istaahila ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalan

biree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Nafley dhuunta iyo halbowlayaasha mindi ugu goyn. 2. Neef la qalanayo si sharciga waafaqsan dhuunta iyo halbowlahayaasha mindi ugu goyn.

dhanqalan [m.l]
1. Harraad aad u badan oo qofku hadalka kari waayo. 2. D. ah: qof harraad aad u badani hayo. ld dhankalax¹, dhanqalac¹.

dhanqalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax harraad aad u badani hayo noqosho (qof). ld dhankalax², dhanqalac².

dhanqalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax harraad aad u badani hayo ahaansho.

goso [m.dh]
Maroodi dheddig. ld qalanjo.

gowrac [m.l]
1. Biraynta xoolaha la qalanayo la bireeyo si hilibkoodu u xalaaloobo. 2. ld gowricid.

kiisa [dk.lh.l] (-kiisa)
Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Aaway qalankiisa?”. ld kiis³, ki, kii².

qalanjo [m.dh] (-ooyin, ml.)
1. Maroodiga dheddig. 2. (riw.) Haweeney jisha qeybta ugu muhiimsan ee filin ama riwaayad. 3. Naag aad u qurux badan.

qal [m.l] (-lal, m.l)
Labada fuq ee afka middood; daan.

qal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
1. Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid. 2. Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo. qalaad s. Dhul kale ama tol kale ah; aan sokeeye ahayn; shisheeye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg