qalanjo
(m.dh) (-ooyin, ml.)

1. Maroodiga dheddig. 2. (riw.) Haweeney jisha qeybta ugu muhiimsan ee filin ama riwaayad. 3. Naag aad u qurux badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalanjo

goso [m.dh]
Maroodi dheddig. ld qalanjo.

qalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
1. Wax la qalay noqosho (nafley). 2. U q.: wax, wax istaahilid.

qalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
1. Wax la qalay ahaansho (nafley). 2. U q.: wax, wax istaahila ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg