qulbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2)

(iyay, -isay) Ciil iyo murugo cid ku beerid. ld qulubsii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qulbi

qulbid [m.f.dh]
eeg qulub².

qulbin [m.f.dh]
eeg qulbi. ld qulubsiin.

qulubsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld qulbi.

qulubsiin [m.dh]
ld qulbin.

qul [m.l]
1. Amuur. 2. Maqaar weyn qaab jawaan u tolan oo badar lagu shubto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg