qulquladee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

Cid meel iwm qulqulad ku samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qulquladee

qulquladayn [m.f.dh]
eeg qulquladee.

qulqulad [m.dh]
Rabsho nabadda iyo xasilloonida wax u dhinta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg