qulul
(m.dh)

Meel kala dheer oo laga siiban karo. ld quluul.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qulul

qululuc [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Shanqar ka timid dareere si xoog leh uga soo butaaca meel ciriiri ah.

quluul [m.dh]
ld qulul.

qul [m.l]
1. Amuur. 2. Maqaar weyn qaab jawaan u tolan oo badar lagu shubto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg