qululuc
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

Shanqar ka timid dareere si xoog leh uga soo butaaca meel ciriiri ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qululuc

qulul [m.dh]
Meel kala dheer oo laga siiban karo. ld quluul.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg