quluul
(m.dh)

ld qulul.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quluul

qulul [m.dh]
Meel kala dheer oo laga siiban karo. ld quluul.

quluulad [m.l]
ld quluulasho.

quluulasho [m.f.dh]
eeg quluulo.

quluulo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-uulay, -uushay)
Xoolo da'weyn ama dad nafaqaxumo awgeed meel uga kici waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg