quluulo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-uulay, -uushay)

Xoolo da'weyn ama dad nafaqaxumo awgeed meel uga kici waayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quluulo

quluulasho [m.f.dh]
eeg quluulo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg