qumanyayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Qof nafley ama wax kale oo qiima leh il wax ku yeelid. ld qumayayso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qumanyayso

qumanyaysasho [m.f.dh]
eeg qumanyayso. ld qumanyaysad, qumanyaysi, qumayaysad, qumayaysasho.

qumayayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld qumanyayso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg