qumay
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Q. ah: nin la aaminsanyahay in uu isha wax ku dhibaataysan karo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qumay

saancadde [m.l]
1. Qof cago cad. 2. Qumay.

qumanyannimo [m.dh]
Qumanyo ahaansho. ld qumayanimo.

qumanyaysasho [m.f.dh]
eeg qumanyayso. ld qumanyaysad, qumanyaysi, qumayaysad, qumayaysasho.

qumanyayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Qof nafley ama wax kale oo qiima leh il wax ku yeelid. ld qumayayso.

qumanyo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Q. ah: naag karti u leh in ay il cid wax ku yeelayso. ld qumayo.

qumayanimo [m.dh]
ld qumanyannimo.

qumayaysad [m.l]
ld qumanyaysasho.

qumayaysasho [m.dh]
ld qumanyaysasho.

qumayayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld qumanyayso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg