qumbac
(m.l) (-cyo, m.dh)

1. Geed aan qodax lahayn oo geedaha kale ku faalala, baxshana miro macaan oo la cuno. 2. Gabooye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qumbac

qumbacasho [m.f.dh]
eeg qumbaco.

qumbaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
Qof jirro ka soo bogsoonaya oo howl galay dhibaato la kulmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg