qumbahool
(m.l)

ld qumbahoole.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qumbahool

qumbahoole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qalab leh af u eg kan mishaarta oo qumbaha lagu xoqo, gadaalna ku leh qori dheer oo lagu fadhiisto. ld qumbahool.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg