qumbahoole
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Qalab leh af u eg kan mishaarta oo qumbaha lagu xoqo, gadaalna ku leh qori dheer oo lagu fadhiisto. ld qumbahool.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qumbahoole

qumbahool [m.l]
ld qumbahoole.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg