qumin
(m.f.dh)

eeg qumi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qumin

arag-qumin [m.dh]
(daaw.) Awoodda ishu ay ku qumiso dhererka kulmiska bikaacadeeda, ayna u tusto hummaagyo bayaan ah ee walxo yaala fogaanno kala duwan.

muraadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid muraad u qumin. 2. Ducayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg