qummaati
(Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb)

1. Si wanaagsan oo hawl loo qabto. 2. Weecweecasho la'aan; toos.

qummaati
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -isay)

Qof tilmaan toosan siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qummaati

fajo [m.dh]
Oogada dadka oo faraha aad loogu mudmudo oo loogu garaaco, si jirku u baraarugo, dhiigguna qummaati ugu wareego. ld fujo (2).

qummaatid [m.f.dh]
eeg qummaati².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg